Soo dhawaada!
Maktabadaha Magaalada Wellington (Wellington City Libraries) waxaa isticmaali kara dadka ku nool magaalada Wellington City. Maktabadda waxaa yaalla buugaag, ama majallado 400,000 ka badan, kuwaasoo laga qaadan karo, intooda ugu badan bilaash ahaan. Wargeysyada ayaad maktabadaha ku akhrisan kartaan ama duruustiinna ayaad ku daawan kartaan.
Fadlan shaqaalaha caawimo weydiiso si aad u hesho akhbaarta aad u baahan tahay.
Soo ogow
- Sida la isu-qoro
- Meelaha maktabaduhu ku yaallaan iyo saacadaha ay furan yihiin
- Warbixin muhiim ah oo loo jeedinayo dhammaan isticmaaleyaasha maktababdda
- Waxa CARRUURTA diyaar u ah
- Waxa DADKA MUDAKIRKA AH diyaar u ah
- Buugaagta ku saabsan shaqooyinka iyo shaqaalaysiinta
- These pages are also available in English
Majallad cusub
Haboon : the first Somali magazine
Warbixinno ku qoran Soomali
- BBCSomali.com news
- Somali alphabet
- English-Somali vocabulary quizzes
- Migrant news : codka dadka 'kiiwiiga' cusub ah.
- Baasaboodhka maaweelada (pdf)
Caawinaad ah sidaad ugu noolaan lahayd magaalada Wellington:
Guryaha
Sida Wellington City Council uu u adeego ama sidaad aga raadsan lahayd guri ijaar ama mid aad iibsato.
Caafimaadka
Warbixinta caafimaadka iyo ha’yadahooda, taasoo ku jirta goobaha gargaarka caafimaadka, taqtarka ilkaha iyo gargaarka degdegga ah.
Waxbarahada
Ha’yadda waxbarashada ee carrurta da’da yar, dugsiga hoose iyo dugsiyada sare, jaamacadaha iyo waxbarashada daddka waaweyn.
Shaqada iyo Bayac mushtarka
Warbixin ku saabsan sida shaqada loo raadsado, warbixino taageeraya qofka shaqaalaha ah, iyo aad ku yeelan lahayd bisniskaada waddankan New Zealand.
Sharciyada
In lagu fahansiiyo sida uu u shaqeeyo sharciga waddanka New Zealand iyo warbixinnada ku saabsan.
Waditaanka gaariga iyo Xaamuulka
Gaari ku waditaanka waddanka New Zealand iyo habka loo isticmaalo gaadidka dadweynaha.
Lacagta & Canshuurta
Warbixin ku saabsan sida lo furto akkaunka bankiga, lacagta iyo habka bankiyada New Zealand ay u shaqeeyaan.
Caawinaad warbixinnada guud ahaan:
Waxaa kaloo jira sida caawinaadiyo kale oo ku anfacaya waxaa ka mid ah sida ha’yadaha luuqadaha fududeeya, xarfaha goor kasta la isticmaalo ee Kiwiga ah iyo Maoriga, sida looga hor tago haddii dhibaato aafo dabiici ah dhacdo, ama sida loo diro emailka.
Qayraadka warbixinnada ee Wellington City Council:
- Wellington City Council
- Wellington Community Directory
- Get thru, get ready for a disaster
- Feeling Great!, (dhaqdhaqaaqyada firfircoonida leh ee laga samayn karo Wellington)
